Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degan Baladweyne iyo cabsi laga qabo in ay ….

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne. Ciidamada la geeyay magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Haramcad, waxaana ciidankan garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay saraakiil iyo masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle. … Continue reading Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degan Baladweyne iyo cabsi laga qabo in ay ….